Gabar 11 jir ah oo Dad badan ka Ilmeysiisay Kadib markii ay Su’aalo Yaab Badan weeydiisay Soomaalida

Gabar 11 jir ah oo Dad badan ka Ilmeysiisay Kadib markii ay Su’aalo Yaab Badan weeydiisay Soomaalida

Talaado July 11, 2017| Arlaadi Online 

Fariinta Iscafiska Ummadda Soomaaliyed.

Qof walba oo Soomaaliyed ha ka fakiro jawaabta uu ka bixinayo su’aalaha ay Gabadha yar ee Soomaaliyed soo dhex dhigtay ummadda Soomaaliyed. Waa hubaal inay su’aalahaas iyo kuwo badan oo la mid ah inay qabaan dhamaan caruurta Soomaaliyed meel ay jogaanba dal iyo dibad.

https://youtu.be/2DaaGjCtNZw

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *