Garsoore/Coach Farmaajo oo Kabtannada team-kiisa ay soo bandhigeen xirfado iyo farsamo layaab leh
Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo kuxigeenkiisa ayaa shalay Baleejo Ku Tartamay Yaa Isleedahay Wuu Badiyay?
Siyaasada marka laga soo tago waxaa muuqata in Madaxda dowlada ay leeyihiin xirfado kale yihiina cayaartooy farsamo badan leh, waxaa sidoo kale xusid mudan in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu leeyahay aqoon garsoore kubadda Cagta ah, isagoo ka heysta shahaado.
Dadka Soomaaliyed ayaa qaba in shaqada Madaxweyne Farmaajo ay tahay mid u eg Garsoorenimo, isagoo u dhaxeeya hay’adaha fulinta ee xukuumadda iyo Baarlamaaka oo sharci dejinta ah.
Halkan ka daawo sawirada Coach/Garsoore HORE/Madaxweyne Farmaajo iyo kabtannada team-kiisa (ciyaartooyda cuslaatay).
Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.