Ha dhayalsan Doorashada JUBBALAND. My reflection of the upcoming Jubbaland election in August 2019. By Mohamed Barre (Junlay) + MD Axmed Madoobe oo taageero xoog leh ka helay reer Jubbaland Dal iyo dibad

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,News In English,WARARKA MAANTA |

Ha dhayalsan Doorashada JUBBALAND. My reflection of the upcoming Jubbaland election in August 2019. By Mohamed Barre (Junlay) + MD Axmed Madoobe oo taageero xoog leh ka helay reer Jubbaland Dal iyo dibad

June 18, 2019| Arlaadi Online

Image result for mohamed barre

Mohamed Barre (Junlay). Waa siyaasi iyo Aqoonyahan ruugacdaa ah oo wax ka qora arrimaha Jubbaland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Waxaa nagu soo foodleh doorashada taariikhiga ah ee ka dhici doonta Jubbaland, hadii uu ALLE ogolaado, bisha August 2019.

Waxaa isa soo taraaya wararka xaqiijinaaya isku duubnidda REER Jubbaland. Isla markaana, waxaa soo baxaaya ifafaale cadeenaya in ay jiraan dad raba In ay CARQALADEEYAAN nabad gelyada iyo XASILOONIDA ALLE siiyey Jubbaland ilaa iyo intii uu Madaxwayne Ahmed Modoobe ka xoreeyey Kismaayo Shabaab iyo Hoggaamiye Beeleedkii. 

Marka hada iyo dan, waxaan dhagaystey waraysi uu bixiyey Ugaaska BEELWEEYNTA Beledwayne June 2019,  hadaladiisii Waxaa ka mid ahaa in HIIRAAN ay dan ugu jirto dhamaan dadka REER Hiiraan. Sidoo kale, waxaan xasuusin lahaa dadwaynaha ku dhaqan DEEGAANKA Jubbaland in ay ogaaadaan in nabada ay dan u tahay iyaga. 

Mida kale, si nabada iyo XASILOONIDA maanta jirto hore ugu socoto waxaan ku talin lahaa In:

  1. In ay doortaan Madaxweyne Axmed Madoobe. Arrintaan waa mid muhimad u leh dadka REER Jubbaland maxaa yeelay ilaa iyo XILLIGII Ahmed Madoobe la wareegay HOGGAANKA Jubbaland, waxaa dhacday in uu isu keeno BEELAHA degan Jubbaland, isla markaana islaax dhexdhigay. 

  2. Hadii ay noqoto in aan la dooran Madaxweyne Madoobe, waa in ay doortaan  QOF Madaxbanaan, uua qalma xilkaas. 

Arrintaan oo dhici karta hadii REER Jubbaland isku AFGARTAAN in ay helaan HOGGAAN cusub, isla markaana leh KARTI uu hore ugu mariyo Nabada iyo XASILOONIDA ka jirta Jubbaland. 

  1. Arinta ugu daran, lana rabo in ay ka FEEJIGNAADAAN waa inay doortaan QOF RUBBER STAMP ah.

Arrintaan sadexaad waa mida ugu liidata maxaa yeelay waxaa tusaale u ah Madaxweyne LaftaGareen ee South West. Waxaan maqlay in uu yahay nin jecel in uu dadkiisa wax u qabto, laakiinse uu ka shaqeesan la’ayahay FARMAAJO iyo KOOXDIISA madaama ay iyaga GEESTEEN meesha.

Marka si taasi u dhicin, waxaa la gudboon REER Jubbaland in aysan degdegin, oo ay doortaan Madaxwayne Madoobe madaama XILLI XUN lagu jiro oo Maamulka FARMAAJO uu keenay sidii keligii TALISKII Siad Barre oo kale. 

Waxaa QORAY Mohamed Barre (Junlay) – oo wax ka qora arrimaha Soomaalida, degana Minneapolis, MN – Junlay99@aol.com

My reflection of the upcoming Jubbaland election in August 2019. By Mohamed Barre (Junlay)

First, JUBBALAND’s best interest is Madoobe. With the help of ALLAH, he created a peaceful environment where all clans or communities that inhabit this region started enjoying since Madoobe liberated JUBBALAND from Alshabaab and Clan Leaders. 

Second, if it does NOT happen and the public demand another Candidate, my advice should be to find a genuine independent  CANDIDATE. That candidate must be someone with the required experience, fairness and responsible. That candidate must be free from FARMAAJO’s influence and finance. 

Third, the worst should be someone as a RUBBER STAMP like LaftaGareen. Do not get me wrong, I was told the SouthWest President is someone that likes to help his people, but because of FARMAAJO’S administration which facilitated and helped him to be the president of South West put him strings that prevents him to act as independent. That is why I believe it is a disaster to elect people like Xidig or CillMooge since they represent interest groups. I believe someone with money from interest groups will always have restrictions & limitation to do his or her job. Because of that, Jubbaland must avoid electing RUBBER STAMP candidates while Mr. Madoobe is willing to continue to serve. 

Mbarrow – Minneapolis, MN

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *