Hambalyo. Congrats!”| Dahabo Ahmed Omer has been named one of the 100 most influential people of African descent under age 40, an annual award inspired by the United Nations International Decade for People of African Descent. People’s Party of Somalia

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,News In English,WARARKA MAANTA |

Hambalyo. Congrats!”| Dahabo Ahmed Omer has been named one of the 100 most influential people of African descent under age 40, an annual award inspired by the United Nations International Decade for People of African Descent. People’s Party of Somalia

July 28, 2019| Arlaadi Online

Image result for peoples partyImage result for somali flag

Related image

“You are the true example of a leader and now with this achievement, you add another feather in your crown. I wish you all the best for your future and congratulate you for this achievement. May you achieve every success in your life.”Ahmed Nuur Arlaadi Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Dahabo Ahmed Omar waxay ka mid noqotay dadka sannadkan la guddoonsiin doono Billadda Hawl-karnimadda dadka asalkooda Afrikaanka yahay.

Dahabo Ahmed Omar waxay kaalin xoog leh ka qaadatay La-dagaalanka Cunsuriyadda lagu hayo dadka Madow ee ku nool dalka Canada, waxayna ka mid tahay La-asaasayaasha Isbahaysiga Caddaalad-u-doonka Marxum Abdirahman Abdi (the Justice for Abdirahman Coalition), kaasi oo ay dacwadiisa ka socoto caasimadda dalka Canada ee Ottawa.

Dahabo Ahmed Omar waxay kaloo ka shaqeysaa Xiriirka dadka Kanadiyaanka Madow (Black Canadians) iyo Xarunta Soomaalida Ottawa ee Adeegga Qoysaska ee (Ottawa’s Somali Centre for Family Services).

Guusha ay gaaratay Dahabo waa guul usoo hoyatay dadka Soomaaliyeed oo dhan. Xisbiga Ummadda wuxuu Hambalyo u dirayaa dhamaan hooyooyinka iyo gabdhaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan dal iyo dibad. 

Ha guuleystaan gabdhaha Soomaaliyeed.

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

Ahmed Nuur Arlaadi

Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *