Hambalyo Munaasabadda qaran ee 1-da Luulyo (Maalinta Xorriyada Soomaaliya) + PowerPoint (PPT) Barnaamijka Xisbiga Ummadda ee Midnimada Qaranka Soomaaliyeed – Promoting Somali National Unity ONE COUNTRY, ONE NATION; SOMALIA

June 30, 2019| Arlaadi Online

Image result for peoples partyImage result for somali flag

 

Image result for somali independence day

Xisbiga Ummadda Soomaaliyeed waxay Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan la qaybsanayaan farxada & damaashaadka maalinta qaranka 1-da Luulyo oo ah maalintA xorrnimada Soomaaliya. 1-da July 1960-kii waxay aheyd maalintii ay xorriyada qaateen gobolada Koonfureed ee dalkeena, isla markaana ay midoobeen gobolada waqooyiga oo xorriyadooda hantey 26 June 1960-kii, isla markaana ay dhisantay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Inkastoo xaalado & daruufo colaadeed, qaxooti, khilaaf, burbur & kala googo’o uu ku yimid Jamhuuriyadii Soomaaliya, hadana maalinta aad hesho xorriyad loo soo maray halgan dheer waxay leedahay xusuus gaar ah, sidaasi awgeed Xisbiga Ummadda wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeynayaan in ILAAH ka dulqaado dhibaatada, colaada, qaxa, burburka, midnimo la’aanta & abaaraha, isla markaana sanadkan sanadkiisa ILAAH inagu gaarsiiyo horumar, dawladnimo dhab ah, midnimo & barwaaqo. Aamiin.

Halka hoose waxaad ka akhrisn kartaan Power point aan ugu talo galay munaasabada Maalinta 1-da Luulyo iyo sida loogu baahan yahay laguna heli karo Midnimo qaran Soomaaliyeed. Xisbiga Ummadda.

Image result for somali national unity

Also read: Promoting Somali National Unity ONE COUNTRY, ONE NATION; SOMALIA/  Barnaamijka Xisbiga Ummadda ee Midnimada Qaranka Soomaaliyeed.

Hambalyo……………….Hambalyo…………………………….Hambalyo…

Hambalyo……………………Hambalyo……

Xisbiga Ummadda Soomaaliyeed wuxuu Hambalyo u dirayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed (Culumada, Haweenka, Ciidamada, Aqoonyahanada, Ganacsatada Jiilasha soo koraya wiilal iyo gabdho meelkasta oo ay joogaan dal iyo dibad. 

Ha guuleysto Shacabka Soomaaliyeed.

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

your Profile Photo, Image may contain: 1 person

Ahmed Nuur Arlaadi

Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.