How One Man Invented Singapore. Lee Kua waa Hoggamiyihii dhisay dalka Singapore

March 23, 2017. Lee Kua waa Hoggamiyihii dhisay dalka Singapore. Markii uu talada dalkaas qabtay wuxuu dalkiisu ka mid ahaa dalalka ugu saboolsan dunida. Waa dal aad u yar balse wuxuu ku guuleystay inuu ka dhigo dalalka aduunka ugu hodansan. Daawo filimkaan oo looga sheekaynayo taarikhda hoggamiyihii hore ee dalka Singapore Lee Kuan oo wax ka ogow xikmadihii usuuro galiyay inuu dalkiisa horumariyo. Waa arin ku dayasho mudan.

https://youtu.be/Ve-TPYg4NKg

Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *