Inaa lilaahi wainaa Ileeyhi raajicuun waxaan halkaan tacsi uga dirayaa Mudane Xildhibaan Xasan Cali Amardanbe ahna Wasiirka Wassaradda Gaashandhiga Soomaaliya.

May 19, 2020| Arlaadi Online

Image may contain: 1 person, hat and closeupImage may contain: 1 person, suit

Inaa lilaahi wainaa Ileeyhi raajicuun waxaan halkaan tacsi uga dirayaa Mudane Xildhibaan Xasan Cali Amardanbe ahna Wasiirka Wassaradda Gaashandhiga Soomaaliya.
Wasiirka Hooyadii hooyo Xaliimo Sheekh Axmed oo ku geeriyootay isbitaalka yardameeni ee Muqdishu maanta.
Waxaan Ilaahay ka baryayaa in hooyo Xaliimo Sheekh uu jannadiisa fardowso ka waraabiyo Qabrigana u waasiciyo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *