Iron Lady of Somalia, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo si adag u sheegtay in Guddiga ay Madaxda ka tahay uusii  shaqeeyn doono ilaa ay dalka ka gaarsiinayaan qabashada doorasho qof iyo cod ah

Arlaadi Online - Post | Facebook
 
OCTOBER8, 2020| ARLAADI ONLINE
We can hold elections in 2020 in Somalia emphasizes IEC chairperson – Goobjoog News English
Iron Lady of Somalia. Halima Ismail Ibrahim, Chair, National Independent Electoral Commission, Federal Republic of Somalia. 

Xaliimo Yarey: Sannadka 2020-ka Waxaa Dalka ka dhici Doonta Doorasho Xisbiyo ay ku Tartamaan - Halbeeg News

Xaliimo Yareey ayaa sidoo kale sheegtay inaysan marnaba shaqadoodu hakad geli doonin, tan keliya ee ay meesha uga bixi karaana ay tahay hadii uu dalka Millateri la wareego oo wax walba meesha laga saaro.

Hadalka Xaliimo Yarey ayaa imanaya xili dhawaan heshiiskii doorashada laga gaaray lagu go’aamiyay in lasoo magacaabo guddi cusub oo ka shaqeeya doorashada 2020/21.

Guddigaasi ayaa lagu waday inay gebi ahaanba la wareegan shaqada guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka qaranka oo shaqadoodu aheyd diyaarinta doorashooyinka dalka, wallow aan si cad loo sheegin inuu meesha ka baxayo guddigii hore.

What Does “Iron Lady” Mean? Unbreakable Will

The 1980s British Prime Minister, Margaret Thatcher, died from a stroke on Monday at the age of 87. She was known for a long list of accomplishments and successes. However, her uncompromising style and strong-headed nature have fueled her legacy more than anything else, and earned her the nickname she is known for most widely: the Iron Lady.

The nickname itself was coined by a Soviet journalist, stemming from her fierce determination and unyielding will. The nickname also found its roots from what is arguably one of Thatcher’s most defining moments fighting Argentina in the Falklands war in 1982.

ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *