Live | Danjire Maxamed Caalin oo ka hadlaya loolanka qawmiyadaha ka bilowday Geeska Afrika: yaa noo muhiimsan Jabuuti iyo Eriteriya? Gaarhaye Media

Live | Danjire Maxamed Caalin oo ka hadlaya loolanka qawmiyadaha ka bilowday Geeska Afrika: yaa noo muhiimsan Jabuuti iyo Eriteriya? Gaarhaye Media

August 4, 2018| Arlaadi Online

Danjire Caalin oo sheegay in magaca Soomaaliya uu khatar ku jiro, kuna sheegay safarkii uu Madaxweyne Farmaajo ku tagey Eriteriya “Safar aan barakaysnayn”.

Dhinaca kale Danjire Caalin ayaa Ummadda Soomaaliyeed oo dhan ugu baaqay inay ka hadlaan sida loola dhaqmay Jabuuti oo uu ku tilmaamay inay tahay dembi la mid ah ama ka weyn kii laga galay Qalbi dhagax.

Halka hoose ka daawo wareysiga Mudane Caalin.

Image result for Maxamed Caalin

Danjire Maxamed Caalin oo ka hadlaya loolanka qawimidaha ka bilowday Geeska Afrika: yaa noo muhiimsan Jabuuti iyo Eretereeya?

Posted by Gaarhaye on Saturday, August 4, 2018

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *