December 1 , 2019| Arlaadi Online

Image result for leadership is not a position or a title it is action and example"

Inigiriis iyo Jawar oo noqday laba Hoggaamiye oo ka saameeyn badan Abiy iyo Farmaajo

Daahir Socdaal, oo ka mid ah saraakiisha sare ee Guutada Facebook-a Farmaajo iyo Khayre. Waxaa muuqata in Daahir uu fulinayo Aamar uu ka helay Madaxda Villa Somalia.

Image result for first they ignore you"

Sola Portal, Nabad iyo Nolol, ka mid ah Madaxda Guutada Facebook-a ee Farmaajo iyo Khayre.

Sola sidoo kale iyo dhammaan Guutada Facebook oo u shaqeeya Amarna ka haysta Villa Somalia ayaa daba dhigtay Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis. 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides