Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in Amniga Muqdisho uu noqday mid la isku haleyn karo

Talaado June 6, 2017| Arlaadi Online

“ Ammaanada aad noo dhiibateen waxaa la socda amniga. Amniga wax kaligeen aan samayn karno ma ahan .Waa shaqo noo wada taal. Amnigaas waxa uu ku xiranyahay waa idinka (Shacabka). Ciidamada guri walba iyo geed walba ma istaagi karaan. Idinkaa la idinka rabaa inaad sheegtaan meesha uu cadowga ku jiro.“ Madaxwayne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.