Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya

March 22, 2017. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya oo uu booqasho rasmi ah ku joogi doono muddo sadex maalmood ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda dalka Kenya kala hadli doonaa xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doonaa shirka Midowga Afrika oo Nairobi ka dhacayo, kaas oo looga hadli doono xaaladda gobolka, abaaraha iyo amniga Soomaaliya.

Image may contain: sky, tree and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *