Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Talaado June 6, 2017| Arlaadi Online 

Related image

Ammaanka Magaalada Kismaayo oo Shalay uu ka dhacay Qarax ayaa Saakay Aad loo adkeeyay,waxaana Saakay yar isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynah,waxaana Magaalada oo dhan lagu aadiyay Ciidamada Amniga Jubbaland.

Booqashada farmaajo ayaa noqoneysa Booqashadii saddexaad oo uu ku tago Maamul Goboleedyada dalka iyo Booqashadii Afraad ee uu ku tago Afar Gobol oo kamida Gobolada Dalka.

Horay waxaa uu u tagay Madaxweyne Farmaajo Maamulada Galmudug iyo Koofur Galbeed iyo Gobolka Shabellaha Hoose oo uu Maamulo Maamulka Koofur Galbeed.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *