Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline 

Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan oo muujiyay sharafta iyo Ixtiraamka uu u hayo Ummadda Soomaaliyed.

Madaxweyne Erdogaan soo dhaweeynta heerka sare ah uu usameeyay Madaxweyne Farmaajo ka sokow wuxuu mid mid u gacaan qaaday wafdigii la socday Madaxweynaha Soomaaliya isaga oo weliba la kaftamay oo si ay farxad ku dheehantahay ula sheekeystay.

Halkaan ka daawo Muqaal muujinaya sida quruxda badan ee looso dhaweeyay wafdiga Soomaaliyed.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.