Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqday Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqday Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka.

Arbaco August 09, 2017| Arlaadi Online 

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta booqday Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kor meeray Xarumaha Radio Muqdisho iyo Telefeshinka Qaranka Soomaaliya isaga oo ku ammaanay dhammaan howlwadeenada Warbaahinta Qaranka Howsha wanaagsan ee ay u haayaan Shacabka Soomaaliyeed.

#MADAXWEYNE MAXAMED C/LLAHI FARMAAJO OO KU SUGAN SNTV

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Wednesday, August 9, 2017

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *