Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirada dalalka Czech iyo Ireland.

Talaado August 01, 2017| Arlaadi Online 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Karel Hejc iyo Vincent O’Neill oo ah Danjireyaasha Jamhuuriyadaha Czech iyo Ireland.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.