MAQAAL| Coronavirus,  halista ay leedahay talooyinka caafimaadka qaldan  in lagu soo tabiyo facebook, youtube, twitter iyo science-ku wuxuu  ka qabo arrintaas iyadda ah!. By Hawalul Khalif Nor . 

April 20, 2020| Arlaadi Online

Maqaal:Kobcinta garaadka siyaasadeed ee qofka

Waxa aan lagu xadgudbin waa cafimaadkaagga iyo taldda aad qaadanayso  oo aan ka imaan daqaatiirta oo xirfad u leh xagga caafimaadka ! 
Dhib markuu yimaaddo ogoow  waxaa durbobba soo if baxa kuwa ka faaiidaysanayo dadka oo ku hoos shaqeysta  iyagoo raadinayo danahoodda u gaarka ah, sidda aan aragno waayaddaan “ like, share, subscribe ”   waa arinta ka dambeysa marin habaabinta , naguma cusbo dadka youtubers ah in ay talo qaldan siiyaan dadka lakiin midda maanta ahi waa ay ka duwan tahay oo cafimaadka beniadanka  bay halis ku tahay waayo waxay online ku faafinayaan waxyaabo aan jirin iyagoo magac u yeelay taladdoodda qaldan, haddabo waxaysan ogeeyn faafinta waxaan jirin in dad badan ay ku naf weyn karaan, waayo science iyo dawaddiisa bay  ka hor imanaysaa oo ay ku xad gudbayaan waxaysan aqoon u lahayn ama ay ruux kaloo la mid ah ka bowsadeen. Ilaa hadda waxaan haynaa 6 talo oo ay nala waddaageen dadka online ku shaqeysta , taas oo ay ku faafiyeen adduunweynaha intii cudurka covid 19 socdday, qoladdii cafimaadkana aysan la qabin talooyinka net yaacayo.  Warbaahinta caalanka kuwa ka tirsan sidda BBC baa baaritaan ku sameeyey oo soo helay xogaha runta ah ee soo socota. 
Tuunta ama garlic ha la cuno 
Waxaan isbuucyaddaan  la soo dhaafay ilaa hadda aan arkeynay in posts badan  lagu soo tabiyeen in tuunadda [ garlic] ay tahay dawadda  keliya ilaa hadda cudurka covid 19 ka hor tegi karta. The WHO [ world health organization ] waxay cadeeyeen in ay tahay   talo qaldan oo aan sal lahayn. Waa dhacddaa in  tuunta in general ay health food tahay oo laga helo antimicrobial  properties  , lakiin lama hayo in ay cudurka coronavirus ka hor tegi karto oo  ay tahay dawadda tirtiri karta.  
Dad badan baa talooyinka qaldan qaatay sidda la soo sheegay, The south China Morning  post baa soo bandhigeen sheeko qof dumar ah ku dhacday oo hospital  lagu daaweeyey ka dib markeey cuntay garlic dhan cadaddeedda 1.5kg oo Tuun ah o ay ka qaaday dhuunto si xad dhaaf ah u gubanaysa.  WHO waxay ku dartay Cunidda qudradda iyo cabidda biyaha in ay tahay caafimaad, lakiin lama hayo wax cad oo sheegayo in tuunta la dagalanto  cudurka coronavirus .
Miracle Minerals 
Nin Youtuber  ah oo ay kumanyaal dad ahi daawaddaan baa wuxuu yiri “ miracle mineral supplement “ oo la yirahddo MMS baa saari karto cudurka coronavires waayo waxaa ku jiro Chlorine dioxide – oo ah bleaching agent.   Ninkaas  iyo kuwa kaloo xayeeysiiya supplements ,  intaan cudurka convid 19 dilaacin bay yiriahdeen  MMS cudurka cancer xitaa waa tirtiraa. Xaqiiqdda jirtaa waa wax kama jiraan waayo US food and drug administration [FDA]  waa ay ka digeen qatarta caafimaadka oo ka  dhalan karto cabidda MMS.  
Wasaradda caafimaadka ee US iyaddana digniin bay ka soo saartay MMS supplements , FDA waxay sheegeen in aysan jirin  wax baarid ah oo sheegayo in products lagu daaweyo cudurka kastaa  oo aan ahayn in ay dadka ku rido matag iyo calool furan, siddaas darteed  waxay sheegeen inaan la isticmaalin MMS supplements oo ay ku taliyeen.  
Homemade Hand Sanitiser- 
Waxaa jiro in ay yaratary gacmahii alcohol lagu dhaqaayey wadanka Italy  iyo waddamo kale oo products laga waayey dukaamaddii, gacmo dhaqana cudurka faafintiisa ayey yareeysaa.  Waxaase soo baxay dad soo saaray homemade gel oo social media ku shaqeysta, , taas oo aan wax germs ah nadiifinayn, in miisaska lagu nadiifiya mooyaane aan diirka [ skin] aan loo isticmaali karin. 
Professor Sally Bloomfield , London School of hygien and Tropical Medicine, waxay tiri “ ma aaminsani in lagu sameyn   karo guryaha alcoholka gacmaha lagu dhaqddo oo wax tar leh. Us Centers for Disease Control and Prevention [CDC] waxay yirahddeen wax kastoo disinfectants ah waa in ay noqddaan mid dadkii shaqaddaas yaqaanay ay sameeyeen ee aysan noqon mid lagu sameeyey social media.  .
Drinkable Silver – Cabidda silver
Waxaa facebooks oo dhan ka socddo in cabitaankaan siver ku jiro in ay   tahay daawo disho cudurka covid 19 muddo 12 sacaddood gudahoodda ah, iyo  in unugyadda cadi ay kor u qaaddo. 
US health authorities waxay cadeeyeen in wax cad laga haynin  in drinkable silver daawo tahay , ee Xaqiiqdda waxay tahay drinkable silver in kilyaha  adanaha ay dhawac u geeysato, cuddurka suuxista na laga qaaddo iyo in maqaarka qofka uu blug ka dhigo. . Ugu dambayntii waxay ku taliyeen in  drinkable silver in jirka aadanaha uusan faaiido u ahayn si kastabo.. 
Drinking water every 15 minutes- cabidda biyaha 15 daqiiqabo kasto.
Waa wadda aragnay copies qoraalo ah ,  iyagoo afaf kala duwan ku qoran in social media lagu qeybinaayey. Qoraalkaas wuxuu sheegayoaa in  biyo la cabo 15 daqiiq kasto , taas oo laga soo xigtay bay yirahdeen Japanese Doctor, oo uu ku taiyey in la cabo biyaha 15 daqiiqo kasto ,  si virus uu dhaqmo, toosna uu ugu gudbo caloosha, meeshaas oo ay caloosha acid ku jira uu ku dhimanayo. virus Taas waxaa beeneeyey Profesor Trudies Lang at University of Oxford , wuxuuna cadeeyey in aysan jirin biologic mechanism  oo taageerayo figradda ah in biyaha lagu dhaqi karo respiratory vires oo uu u gudbo caloosha , halkaas uu ku dhinto acid caloosha. Wuxuu intaas ku daray biyaha covid 19 virus ma celin karaan, oo aan ahayn in biyaha kaa celiyaan dehydration kaliya. 
Heat and Avoiding Ice cream- kulee;ka iyo in la iska dhowro ice cream.
Talooyinka qaldan ee caafimaadka ku sabsan waa ay bateen,  fariinta ugu dambeysa waa midda heat ama kuleelka inuu u daran yahay covid 19 ,  sida in la badsaddo cabidda biyaha kulul, qubeyska lagu qubeysto biyaha kulul ama hair dryer in aad isticmaashaan  sanka si aad u disho vires. Siddoo kale waxay ku talinayaan in aad iska ilaliso ice cream. Fariimahaas iyagga ahi waa la badiyey oo social media lagu yaaciyey iyaddoo  la rabo in la aamino, inagoo dhan baa helnay, siloo aaminana waxaa lagu lifaaqay unicef calaamadeedda iyo Magac dr. hebel aan jirin. 
Charlotte Gornitzka , oo u shaqeeyo Unicef coronovires misinformation wuxuu yiri  fariimaha sheegayo kuleelka u daran cudurka, ama qaboowgga iska ilaali oo Unicef soo tabisay waa arin  aan jirin. Wuxuu yiri Waxaan ognahay in flu vires uusan ku noolaan karin banaanka waqtiyadda kuleelaha, lakiin lama oga vires cusubi sidduu kuleelka isku yihiin.    Qoraxdda la isku dhigo ama biyo kulul oo lagu qubeysto waxbo jirkaagga kulkiisa kama bedelayso ama virus kaa xanibi mayso buu ku sheegay wareeysiggiisa. Wuxuu kaloo yiri wax la taaban karo oo cudurkaan saameeyn ku leh, sidda kuleelka iyo qaboowgga oo cadeeynaayo lagama hayo  ilaa hadda.   
Ugu dambeeyn waxaan qoraalkaan ugu tala galay  in aan ka fool jignaano talooyinka caafimaadka xagiisa ah oo aan lahayn raad cad, ama aan uga tarjuno qoraaladda  qaldan dadka waayeeladda ah oo aan aqoon afka qalaad ee aan ka imaan source raad leh. Waa waajib ina wadda saaran in aan ka caabino  nafteena iyo midka walalka wixii caafimaadka lid ku ah, taas oo aan la kala garan karin waxyaabaha aan raadka lahayn oo social media dhex yaacayo iyo fariimahii  sax ahaa , waana arin ganacsi sidda aan wadda ogsoonahay oo bulshaddii ku noqdday xujo weyn oo laga dhaxli karo in nafta lagu waayo dabo galkoodda source fariimaha qaldan ka yimid. Ilaa hadda    daawadda cudurkaan waxay qoladda caafimaadka inoo sheegeen in aan gacmaha dhaqano, wejigga iska ilaaliso in aadan taabano sidda afka, sanka iyo indhaha iyo in aad iska dhowrto meelaha dadku ku badan yihiin oo aad gurigaadda joogto inta caradda ay siddeeddi hore ku soo labanayso. Waddanka aad joogto website ministry of health aqriso  ee ka xuroow social media-ha ganacsigga ka socddo ee aan siddin xogta runta ah. Wbtf. 
Ref. Additional research by BBC Monitoring
Qore. Hawalul Khalif Nor. 
Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *