
January 20, 2021| ARLAADI ONLINE

Maryan xaaji cilmi waxay ahayd Guddoomiyihi Ururkii Haweenka Soomaaliya 1972. Waxay ku dhalatay Beledweyne, Talyaaniga ayey ku baratay political Science, ka dibna macallin ayey noqotay. Maryan waxay ahayd xaaska Madaxweyne kuxigeenkii dowladdii Kacaanka Ismaaciil Cali Abokor. Alle ha dhawro Maryan
ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES
Toggle the Widgetbar