Maxaa iska badalay mowqifkii dowlada Sacuudiga ee Soomaaliya? Soomaaliya weli ma ku taagan tahay mowqifkeedi dhex-dhexaadnimo?

Maxaa iska badalay mowqifkii dowlada Sacuudiga ee Soomaaliya? Soomaaliya weli ma ku taagan tahay mowqifkeedi dhex-dhexaadnimo?

No automatic alt text available.

Axad June 18, 2017| Arlaadi Online 

Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan sheegtay in ay $50 milyan oo dollar maalmaha soo socda ku wareejin doonto dowlada faderaalka ee Soomaaliya islamarkaana ay xoolaha sanadkaan ka soo dhoofsan doonto Soomaaliya.

Waxaan la ogeyn waxa badalay mowqifkii hore ee dowlada Sacuudi Carabiya ee ahaa Soomaaliya waa inay kala doortaan Anaga ama Qadar. Waxaan kale oo la ogeyn in dowalada faderaalku ay weli ku taagan tahay mowqifkeedi hore ee dhex-dhexaadnimo.

Hadii iyada oo ay dowlada Soomaaliya ku taagan tahay mowqifkeedi hore ee dhex-dhexaadnimada ay dowlada Sacuudigu indhaha isku qabatay ama libiqsatay waa guul usoo hoyatay Soomaaliya, hadiise ay wax kale jiraan oo dowladu ka qarinayso shacabka waqtiga ayaa ka jawaabi doona.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *