Talaado August 01, 2017| Arlaadi Online 

Maxaa kala qabsaday Sh. Saciid Raage iyo Baadari Kaniisad ay Muslimiintu ka gateen u baddeleen Masaajid? 

Halka hoose ka daawo Sh. Saciid Raage oo ka hadlaya arrin Aad loola yaabo oo wax ka ogow sirta uu Baadarigu la wadaagay Sh. Saciid iyo sida ay u shaqeeyaan missionaries-ku iyo dalalka loo diro.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.