Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz

Image may contain: 1 person

Axad June 11, 2017| Arlaadi Online 

Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz. Waxaa tartanka oo lagu qabtay dalka Tanzania ku tartamayey Quraanka 16- Dowladdood.

Garoonka kubadda Cagta ee magaalada Dara-salaam oo tartanka Quraanka lagu qabtay, ayaa meel lakala istaago la waayey.

Image may contain: one or more people, crowd, stadium and outdoorImage may contain: 1 person, crowd and stadium

Image may contain: 2 people, hat and indoor

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.