Maxay Ku heshiiyeen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Ismacil Cumar Geelle?

Maxay Ku heshiiyeen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Ismacil Cumar Geelle?

Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online

Madaxweyne Geelle “ Waxaan ku heshiinay xoojinta xiriirka labada dal, iskaashi Aan ka yeelano dhinacyada dhaqaalaha iyo difaaca oo aan usaaray guddi labada dhinac ka kooban oo soo falanqeeya saxiixiisuna uu dhawaan noqon doono hadii Alle yiraahdo”.

“Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay marnaba nagama aysan seexan walaalaha Jabuuti, shacab iyo xukuumadba. Abaalkaas marnaba ma hilmaami doonno”. Farmaajo

Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee labada Madaxweyne.

https://youtu.be/VAqAZrkSteg

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *