Midowga Yurub oo ku dhegan dowlad goboleedka Puntland. Maxaa lagu haystaa?

Midowga Yurub oo ku dhegan dowlad goboleedka Puntland. Maxaa lagu haystaa?

Isniin May 29, 2017| Arlaadi Online 

Waxaa ka jawaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Camey, arinta ugu daran ee ay Hay’adaha Xuquuqda Aadamiga u Dooda ku haystaan Maamulka Puntland waa dhalinyarada lagu fuliyo xukunada dilka ah iyo iyada oo Puntland lagu cadaadinayo inay wax ka badelaan dastuurka sida uu Sheegay Eng Camey. Dhageyso laga bilaabo daqiiqada 6-aad.

Halkaan ka daawo Hereri oo Waraysi La yeeshay Madaxwweyne Ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Camey

https://youtu.be/q1ANbTP01HE

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *