Must read| Difference between a Boos and a Leader. Fariin ku socota the Bully Leader Mr. Khayre iyo Farmaajaha isaga sii Bully-gareeya. By Ahmed Nuur Arlaadi

June 22, 2019| Arlaadi Online

Image result for Angry KhayreImage result for Angry Khayre

Soomaaliya masii hoggaamin karaan Niman Aragti gaaban, mar walba xanaaqsan, cuqdad badan, islaweyn, dadka ay isqabtaan aan cafin, wixii lasoo marayna moog. Farmaajo iyo Khayre dabeecad wanaagsan ma laha qof walba oo ay isqabtaana waa in laga saaraa saaxada siyaasada dalka. Waa laba maagaab oo u qaatay in Dalku yahay shirkad ay si gaar ah u leeyihiin, iloobayn in Ma’suuliyada culus ee ay qaadeen Alle (SWT) kula xisaabtami doono.

Waqtigaan adag ee lagu jiro oo arrimo badan la isku qabanayo loona baahan yahay in laga wadahadlo lagana heeshiiyo waxay Soomaaliya u baahan tahay hoggaamiyayaal Aragti dheer, daacad ah, dabecsan, Caadil ah, Naxariis badan, Soomaali isku wadi kara oo dulqaad badan.

Image result for African bully leaders

 They also sit in the manager’s chair or the CEO’s office. Bully leadership is sharp, authoritative, angry,...

Madaxda Bully-ga ah ee Kooxda Nabad iyo Nolol waxay isoo xasuusiyeen sheeko aan hada ka hor akhriyay oo uu qoray wiil yar oo u dhashay dalka KANADA oo yiri “Aabahay wuxuu Bully-gareeyaa oo garaacaa Hooyaday, Hooyadayna waxay disha oo garaacdaa Walaalkay iga wayn & My older brother beats me up, annigana waxaan garaaca Bisada yar ama Mukulaasha guriga joogta.

Hada waa sidaa oo kale waxaan maqlay in Bully Farmaajo uu bahdilo oo uu Bully-gareeyo Bully Khayre, Bully Khayrana uu handado, bahdilo oo uu Bully-gareeyo Wasiirada, Waiiraduna ay Bully-gareeyaan Shaqaalaha.

Hadababa Su’aashu waxay tahay Shaqaalaha yeey Bully-gareeyaan? 

Related image

Difference Between A Boss And A LEader Infographic

Read more at 7 WAYS TO IDENTIFY A BULLY FROM A LEADER

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides