Must read| Warqad Furan oo ku Socota Ummadda Soomaaliyeed + Leadership-ka dalka aan jecelahay ee Soomaaliya masii ahaan karo exclusive club, 60 years after independence, Soomaaliya waxay u baahan tahay Madaxweyne aan ka imaan laba xaafadood oo kaliya, waa (Ceeb iyo Cadaalad daro) ay tahay in laga gudbo. By Mohamed Barre (Junlay). 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,News In English,WARARKA MAANTA |

Must read| Warqad Furan oo ku Socota Ummadda Soomaaliyeed + Leadership-ka dalka aan jecelahay ee Soomaaliya masii ahaan karo exclusive club, 60 years after independence, Soomaaliya waxay u baahan tahay Madaxweyne aan ka imaan laba xaafadood oo kaliya, waa (Ceeb iyo Cadaalad daro) ay tahay in laga gudbo. By Mohamed Barre (Junlay). 

July 3, 2019| Arlaadi Online

Image result for Somali Presidents

“Waa ku ceeb Ummadda Soomaaliyeed ku dhawaad lixdan sano ama 60 years after independence, in Madaxweynayaasha Soomaaliya ay ka wada imaadaan sida uu hada ka hor sheegay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar laba xaafadood oo kaliya. 

Hadaba waa in si wada jir ah looga wada fakiro xalka arrinkaas inta aysan dad kale iyo gobolo kale naga tegin.

Dhinaca Ra’iisul wasaaraha hadey noqoto iyadana waa la mid. Fiiri sawirka hoose.

Leadership-ka dalka aan jecelahay ee Soomaaliya masii ahaan karo exclusive club, 60 years after independence. Soomaali badan ayaa hada taagan enough is enough. Walaalayaal Soomaaliya waxay la degi la’dahay 60-kaas sano waa Cadaalad daro.” Ahmed Arlaadi

Warqad Furan oo ku Socota Ummadda Soomaaliyeed. By Mohamed Barre (Junlay). 

“With the respect of the July 01, 2019 – the 59th year of Somali Independence Day, I decided to NOMINATE brother Ahmed Nuur Arlaadi to lead the current change makers (ISBEDELDOONKA) groups (both organized & unorganized). Brother Ahmed Arlaadi has connection with Jubbaland, Puntland & SouthWest. Brother Arlaadi who is currently the chairman of PEOPLE’S PARTY OF SOMALIA will lead our SHADOW GOVERNMENT as a President.

His task will be dealing with the current POLITICAL PROBLEMS that the current administration created.

Therefore, because of that, this announcement will be the FIRST Somali Shadow Government ever.

This is the First part of the announcement: More names will be added while more responsibilities will be assigned. This is a volunteer-based activism. It is also a peaceful movement that deals with the misconception that the current Somali Federal leaders created. If you want to join the movement, please let us know since we need to create a HIGHLY diverse movement.

Another important issue, this is HISTORIC as we celebrated the Somali Independence Day – the 59th Independence Day. This will open doors and create an equality since Ahmed Nur Arlaadi will be the FIRST President that is NOT from the mainstream communities as Professor Ahmed Ismael Samatar used to call “LABADA XAAFADOOD” or the two dominants constituents from 1960th – 2019.

If we use their criteria (the so-called 4.5), brother Ahmed Nur Arlaadi would NOT be the president. So, we do NOT use the mainstream unfair and unjust system since our decision is based on the change we advocate for.” Mohamed Barre

Ambassador Mbarrow – Your Shadow Government Representative in Minneapolis, MN

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *