Must watch| Dalsan Tv oo maanta sii daayay labo wareysi oo qiimo leh oo ay la kala yeesheen Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Prof. Maxamed Xaaji Ingiriis. Mudane Jawaari ayaa laga waresytay qeybtii 6-aad ee Sooyaalka doorashooyinka dalka, halka Aqoonyahan Ingiriis laga wareystay taariikhda xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya isaga oo sheegay in”Xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ethiopia u ahaa mid colaadeed oo kaliya”

March 24, 2020| Arlaadi Online

Image result for Jawaari

Image result for ingiriis

Taliskii Milatariga ahaa ee uu hoggaaminayay General Maxamed Siyaad Barre ee Afgambiga ku qabsaday Xukunka ayaa 13 Qodob oo ay ku baddaleen dastuurkii ku maamulayay Dalka muddo 10-sano ah. Dhanka kale maxaad kala socotaa qaladkii dhacay maalintii shirqoolka lagu dilay Madaxweyne C/rashiid.? Qeybtii 6-aad.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *