Must watch FADEEXAD | Part 2 WAREYSI XASAASI AH, Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga & Kheyraadka oo mar kale si faahfaahsan uga hadlaya Boobka iyo dhaca lagu hayo KHEYRAADKA iyo SHIDAALKA Soomaaliya kaasoo lugaha la galay Soma Oil & Gas, Xasan Sheekh, Farmaajo iyo Khayre + Dr. Abdirahman oo sheegay inaysan dalka ka jirin laba tiir oo dowlad-nimada saldhig u ah sida Maxakamadii iyo Baarlamaankii oo aan shaqeeyn

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Must watch FADEEXAD | Part 2 WAREYSI XASAASI AH, Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga & Kheyraadka oo mar kale si faahfaahsan uga hadlaya Boobka iyo dhaca lagu hayo KHEYRAADKA iyo SHIDAALKA Soomaaliya kaasoo lugaha la galay Soma Oil & Gas, Xasan Sheekh, Farmaajo iyo Khayre + Dr. Abdirahman oo sheegay inaysan dalka ka jirin laba tiir oo dowlad-nimada saldhig u ah sida Maxakamadii iyo Baarlamaankii oo aan shaqeeyn

October 27, 2019| Arlaadi Online

Mase ogtahay in Golaha Wasiirada dowladda Farmaajo ay yihiin SHIMBIRAYAHOW HEESA oo ay la mid yihiin BAARLAMAANKA IYO SHACABKA SOOMAALIYEED iyaga oo aan waxba kala socon lagana talo gelin go’aanada iyo heshiisyada ay Xukuumadu galayso. 

Tusaale: Sida uu Wareysigaan ku sheegay Dr. Abdirahman M. Abdi Hashi Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga & Kheyraadka markii uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy yimid Soomaaliya bishii June ee 2018 waxaa isaga iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda ay shir gaar ah la galeen Farmaajo iyo Khayre waxayna ku heshiiyeen in Itoobiya ay Maalgashi ku samaysato 4-ta dekadood ee ugu muhimsan Soomaaaliya.

Dr. Abdiahman oo waqtigaas ka mid ahaa Golaha Wasiiradda Xukuumada Khayre wuxuu sheegay in Golaha Wasiirada ay ka warheleen Communique-ga oo la saxiixay wax talo ahna aan laga weydiin. Si gaar ah u dhageeyso daqiiqada 21-aad.

Golaha wasiirada xukuumada Khayre dhageeysta Heestaan idin ku socota oo hadda ka hor uu Mudane Cali Jaamac Jiraac (Caliyow) u xulay Baarlamaanka dalka ee fadhiidka noqday. 

Video: HORUFADHI MEDIA 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *