Must Watch| Farmaajo isn’t the last hope for Somalia. IMAN Ali oo karbaashay Farmaajo, sheegayna in 2 sano uu ka khasaariyay Soomaaliya. By IMAN M Ali. Duration 8:51 seconds
Must Watch| Farmaajo isn’t the last hope for Somalia. IMAN Ali oo karbaashay Farmaajo, sheegayna in 2 sano uu ka khasaariyay Soomaaliya. By IMAN M Ali. Duration 8:51 seconds
June 24, 2019| Arlaadi Online
IMAN Ali oo wiil dhalinyaro ah wuxuu dhexdhexaad ka yahay arrimaha Soomaaliya wuxuuna si adag u dhaliilay Maamulka Farmaajo, isaga oo sheegay intii ay waxgaradka Soomaaliyeed ee jecel horumarka dalkooda ku dhaliili jireen siyaasada Madaxweyne Farmaajo iyo halka uu dalka ku wado.
Hadii la islahaa waxgaradka Soomaaliyeed waxay leeyihiin ujeedooyin gaar, waxaa Farmaajo iyo Maamulkiisa tusaale ugu filan dhaliisha IMAN ALI oo ah will dhalinyaro oo ku koray qurbaha wax bias ahna aan ka qabin Madaxda dalka. Waxaan rajeeynayaa Farmaajo iyo team-kiisa inay dhaliishaan wax ku qaadan doonaan. Ahmed Arlaadi
Video: IMAN M Ali
Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides