Must watch| Farmaajo waa dictator noocee ah? Maxaa Jawaari lagu maagay? Maxaa Baarlamaanka, Hanti dhawarka iyo Garsoorkii dalka loogu dhiibay dad aan Ehel u ahayn? Maxaa shaqada looga eryay wasiiro kor u dhaafaya ilaa 15 wasiir? Halkee ayay ku dambeeyaan dictator-adii la midka ah Farmaajo. Jawaabta waxaa kuu haysa Dr. Natasha Ezrow ee si gaar ah u dhageyso daqiiqadaha 4-aad ilaa 8-aad + FARMAAJO: THE DICTATOR WE SHOULD RESIST. By By Guled Hagi Hersi

Must watch| Farmaajo waa dictator noocee ah? Maxaa Jawaari lagu maagay? Maxaa Baarlamaanka, Hanti dhawarka iyo Garsoorkii dalka loogu dhiibay dad aan Ehel u ahayn? Maxaa shaqada looga eryay wasiiro kor u dhaafaya ilaa 15 wasiir? Halkee ayay ku dambeeyaan dictator-adii la midka ah Farmaajo. Jawaabta waxaa kuu haysa Dr. Natasha Ezrow ee si gaar ah u dhageyso daqiiqadaha 4-aad ilaa 8-aad + FARMAAJO: THE DICTATOR WE SHOULD RESIST. By By Guled Hagi Hersi

July 6, 2019| Arlaadi Online

Afar daqiiqadood oo ka mid ah waqtigaaga nasii, waxaad ku qanci doontaa si uusan shaki ku jirin in Farmaajo yahay dictator ama Keli-Taliye, xukuumada Khayre madaxda ka yahay ee Nabad iyo Nolol-na ay tahay xukuumad Keli-Talis ah. Vide0-ga hoose si gaar ah u Daawo daqiiqadah 4-aad ilaa 8-aad.

Waxaad ogaan in dalka uu ka socdo inqilaab lagu burburinayo nidaamkii Federal-ka ahaa ee Soomaali ku heshiisay. Waa in inta aysan talo faraha ka bixin oo dalka si buuxda uusan gacanta ugu galin dictatorship waxa laga qabtaa, hadii kale waxaa loo baahan doono halgan dheer oo dalka dib loogu soo celiyo nidaamka Federaalka ah.

Fariin Adag: Waa in Jubaland laga badbaadiyo inay gacanta u gasho dictator Farmaajo iyo xukuumada Keli-Taliska ah ee Khayre.

Authoritarian breakdown — how dictators fall | Dr. Natasha Ezrow | TEDxUniversityofEssex

Video| Farmaajo “Waxaan rabnaa dowlad dhexe oo Awood leh.” Khayre “Waxaan rabnaa Galmudug dowlada dhexe ka amar qaadata.” Arlaadi “Dowlad xoog leh waxaa la helaa oo kaliya marka la dhiso institutions strong ah oo xor ah, dariiqaasna ma hayaan Farmaajo & Khayre oo wixii ugu horeeyay ee ay dumiyaan wuxuu ahaa Baarlamaankii dalka.” I’m Sorry, Mr. President, You Are Wrong. Khayre isna kuma dhaamo oo waa kaa daran yahay.

Image result for Siyaad Barre iyo Farmaajo

Farmaajo “Dalkaan diyaar uma aha Dimoqraadiyad.” Khudbad uu Farmaajo ka jeediyay sanad guuradii labaad ee kasoo wareegtay markii la doortay.

“Farmaajow dictator-nimo Soomaaliya kama shaqeeynayso waqtigaan la joogo ee ha ku daalin, kuwa kugu guubaabiya ama kugula taliyay dictator-nimada been ayay kuu sheegeen ee warkayga maqal.” Ahmed Arlaadi

“Keligii-taliye Maxamed Siyaad Barre ayaa sabab u ah in Soomaaliya qaadato Federal system, dictator Farmaajo isna wuxuu sabab u noqday in Soomaaliya si kala go’do.” By Amb. Mohamed Barre (Junlay) & Ahmed Nuur Arlaadi

Also read: FARMAAJO: THE DICTATOR WE SHOULD RESIST. By By Guled Hagi Hersi

“President Farmaajo also steals more cash than Hassan Sheikh, a fact uncovered by the UN Monitoring Group in their last report.” Guled

Third and perhaps the most flagrant abuse of power during the Farmaajo era is his systemic dismantling of virtually all oversight and accountability institutions, such as the Federal Parliament, the Judiciary, the Attorney General and Auditor General. While former presidents were notorious for changing prime ministers like a pair of socks, Farmaajo is the first president to forcefully oust a sitting Speaker of Parliament on the ground that he was “an obstacle” to his nefarious agenda. The sacking of Mohamed Osman Jawaari, a veteran politician who commands the respect of most Somalis, was a daring mission to render the Federal Parliament toothless. Since, the House of the People has been aptly called “Golaha Sacabka”.

Fourth, President Farmaajo is systemically dismantling the federal architecture of the nation. Over the two years he has been in power, he successfully helped the removal of three presidents of federal member states, and, with the exception of Puntland, has replaced them with loyalists.

Read more at : FARMAAJO: THE DICTATOR WE SHOULD RESIST

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Isbaddel-doonka SOOMAALIYEED/ Vision 2020 Somalia

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *