Must watch| Halka arrin ee ugu horreya ee lagu garto Madaxda dictators-ka ah waa Imtixaanka loo yaqaan (Town square test), Farmaajo oo ku dhacay Imtixaankaas, sidaasna ku noqday KELI-TALIYE + Psychology of Dictatorships. By Dr. Fathali Moghaddam

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,News In English,WARARKA MAANTA |

Must watch| Halka arrin ee ugu horreya ee lagu garto Madaxda dictators-ka ah waa Imtixaanka loo yaqaan (Town square test), Farmaajo oo ku dhacay Imtixaankaas, sidaasna ku noqday KELI-TALIYE + Psychology of Dictatorships. By Dr. Fathali Moghaddam

July 4, 2019| Arlaadi Online

Ma jirto Soomaaliya maanta cid dareen-keeda si xor ah uu muujin karta oo shir aysan dowlada raali ka ahayn ku qaban kara Bartamaha Magaalooyinka Muqadisho, Baydhabo iyo Baledweyne. Caasimadaha Galmudug iyo Jubaland iyagana waa ku soo xigaan hadii ay Xukuumadu gacanta ku dhigto.

SOOMAALIYA WAXAY GASHAY KELI-TALISNIMO (DICTATORSHIP). Cidii shaki ka qabta in Keligi-Taliye uu dalka la wareegay bal ha ka hadlaan Bartamaha Magaalada Muqdisho oo dareenkooda si xor ah ha u muujiyaan.

Town square test is a threshold test for a free society proposed by a former Soviet dissident and human rights activist Natan Sharansky, now a notable politician in Israel.

In his book The Case for Democracy, published in 2004, Sharansky explains the term: If a person cannot walk into the middle of the town square and express his or her views without fear of arrest, imprisonment, or physical harm, then that person is living in a fear society, not a free society. We cannot rest until every person living in a “fear society” has finally won their freedom.

Dr. Fathali Moghaddam discusses the psychological conditions which can springboard a potential dictator to power.

In this book, Fathali M. Moghaddam presents his “springboard model” of dictatorship, derived from both a substantive analysis of the common structures underlying dictatorial regimes and his own personal experience of life in a modern dictatorship. He discusses the importance of psychological processes such as displacement of aggression, conformity, obedience, fear, and cognitive dissonance as tools that aid the development and maintenance of dictatorships, as well as the crucial role of ideology in cementing the allegiance of elites.

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *