Must watch| Mufakir-Sheikh Cabdiraxman Bashiir oo si weyn uga hadlay xil ka qaadistii RW khayre + Maxay yihiin caqabadaha hortaagan dowalad-nimada Soomaaliya

Arlaadi Online - Post | Facebook

July 29, 2020| Arlaadi Online
“Inta ay dowladdu u fakirayso in ay isticmaasho Reeraha (Qabiilka), Reeruhuna ay u fakirayaan in  ay isticmaalaan Dowladda, Soomaaliya dowlad kama dhalanayso”. Waxaa oraahdaas yiri Mufakirka weyn ee Soomaaliyeed Sheikh Cabdiraxamaan Bashiir, Jazaahu Allahu Khairan.

 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *