Must Watch: Waa laba daqiiqo oo kaliya, Daawo oo dhageyso sheeko cajiib ah: Soomaaliya waa dalka ugu taajirsan Aduunka. SOMALIA IS THE RICHEST COUNTRY IN THE WORLD

Must Watch: Waa laba daqiiqo oo kaliya, Daawo oo dhageyso sheeko cajiib ah: Soomaaliya waa dalka ugu taajirsan Aduunka. SOMALIA IS THE RICHEST COUNTRY IN THE WORLD

Axad Luulyo 30, 2017| Arlaadi Online 

Soomaaliya waa dal hodan ah oo khayraad badan leh. Balse muddo dheer Faqri ka ahaa dhinaca Hoggaaminta iyo dowlad wanaaaga. 

Halka hoose ka dhageyso sheeko cajiib ah: SOMALIA IS THE RICHEST COUNTRY IN THE WORLD. Sheekh Maxamuud Abu-Dalxa

Waxaad kale oo akhrisa Maqaalkaan. Dowlad xumada iyo Musuq-maasuqa ayaa Asal u ah Faqriga iyo Sabool-nimada Aafeeysay Ummadda Soomaaliyeed. Ahmed Arlaadi

La wadaag Ummadda Soomaaliyed si ay u ogaadaan in dalkoodu uusan Faqri ahayn oo Alle (SWT) UU NA SIIYAY DAL KHAYRAAD BADAN LEH DHIBKANA AAN ANAGA ISKUGU WACANAHAY.

https://youtu.be/owTQRRogA68

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *