DEG DEG: Kullan Xasaasi ah oo Caawa u socda Jawaari iyo Kheyre (Ansixinta Golaha Wasiirada oo dood aan dastuurka waafaqsanayn laga keenay)

DEG DEG: Kullan Xasaasi ah oo Caawa u socda Jawaari iyo Kheyre (Ansixinta Golaha Wasiirada oo dood aan dastuurka waafaqsanayn laga keenay) March 26, 2017| (Arlaadi Online) Kullan Xasaasi ah oo Caawa dhexmaray Jawaari iyo Kheyre ayaa wararka kasoo baxaya kulanka ay sheegayaan inay ka wada xaajodeen waaraaq maanta kasoo baxday xafiiska Guddomiyaha Baarlamaanka ayna ku saxiixanyihiin 105 xildhibaan oo dalbanaya in …

Jawaari oo lagu eedeeyay in uu is-hortaagayo ansixinta Golaha Wasiirada Soomaaliya

Jawaari oo lagu eedeeyay in uu is-hortaagayo ansixinta Golaha Wasiirada Soomaaliya March 26, 2017| Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku kala qeybsan Ansixinta golaha wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay RW Khayre. In badan oo xildhibaanada ka mid ah ayaa raba in la ansixiyo xukuumada cusub. Halka xildhibaano tiro ahaan gaaray 105 xildhibaana ay dood ka qabaan qaabka loo maray magaacabista …

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilanyo oo la kulmay Axmed Maxmed Maxamuud Siilanyo

March 25, 2015| Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilanyo oo la kulmay Axmed Maxmed Maxamuud Siilanyo. Axmed Siilanyaha cusub oo ka hadlay xarrigii ay kula kaceen ciidamada Police-ka iyo Kulankii uu la qaatay Samigii Madaxweyne Siilanyo halkaan ka dhageyso. https://youtu.be/zwwx2IH4Ygk Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.  

DAAWO HD – Taariikhda Wasiiradda Cusub ee dhawaan la magacaabay

March 25, 2017| DAAWO HD – Taariikhda Wasiiradda Cusub ee dhawaan la magacaabay. Waa barnaamijka ka hadlaya taarikhda wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay RW Khayre. Halkaan ka daawo. https://youtu.be/htaT8kP3cLQ Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

Maxaa looga wadahadlay Kullankii Nairobi ku dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Museveni

March 25, 2017| Kullanka labada Madaxweyne oo ka dhacay magaalada Nairobi ayay labada madaxweyne uga hadleen xiriirka labada dal arimaha qaxootiga iyo Amaanka gobolka iyo gaar ahaan kan Soomaaliya. Museveni oo hadalka ku horeeyay ayaa ku yiri Madaxweyne Farmaajo “Waxaan kugu hambalyeynaa labo arrimood: Mida koowaad guushii lagugu  doortay Madaxweynaha Soomaaliya iyo sida aad u dhageystay xikmaddii odayga ee ahayd …

Presidents Museveni, Muhamed discuss security in Somalia

Presidents Museveni, Muhamed discuss security in Somalia President Yoweri Museveni and his counterpart, the newly elected Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed, have today held a bilateral meeting during which they discussed the security situation in the horn and development in Somalia. The two leaders met in Nairobi ahead of IGAD summit on refugees President Yoweri Museveni and his counterpart, the …

What If You Held An African Summit And No Africans Could Come?

What If You Held An African Summit And No Africans Could Come? The African Global Economic and Development Summit took place at the University of Southern California from March 16th to 18th. None of the approximately 60 invited guests from Africa were able to attend. The problem was that none of the African delegates were able to get U.S. visas. …

Daawo Khudbadii Qiimaha lahayd ee Madaxweyne Farmaajo u jeediyey Soomaalida Kenya

March 25, 2017| Madaxweyne Farmaajo ” Wasiiradu waa sax qaabka aan wax ku qeybsano ee qabiilka ah ayey ku imaaden Ilaahay waa naga gudbin doonaa waxaa la gaari heer aan uga gudubno oo aan Xisbiyo wax ku qeybsano, wasiirada oo dhan waan la hadlay waxaan u sheegay inaysan qabiil matelin qofkii rabo inuu qabiil matelo waa inuu noqdaa Kaabo qabiil”. Waxaa …

The highest number of Women Ministers in the history of Somalia

The highest number of Women Ministers in the history of Somalia By: Yasminah For the first time, the Somali government has broken the record in appointing the highest number of Women Ministers in the history of Somalia’s cabinet. Given vital roles in many important stance in the government, we hope these Sisters will fulfil their duties, achieve their goals, while making a difference …

Falanqayn: Saldhiga Military uu Turkigu Ka furi doono Soomaaliya

Falanqayn: Saldhiga Military uu Turkigu Ka furi doono Soomaaliya. March 25, 2017| Barnaamijka Bandhiga Kalsan Tv oo lagu falanqeeyay Saldhiga Military uu Turkigu Ka furi doono Soomaaliya faaidada iyo Dhibaatooyinka ka imaan kara. Waa saldhigii labaad oo ay Turkigu ka furtaan dal shisheeye, saldhigaas wuxuu noqon doona mid ka weyn saldhiga uu Turkigu ku leeyahay dalka Qadar. Waxaa jira dalal …