Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

March 24, 2014| Ducada welwelka iyo murugada Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Nabigeena suubanaa Maxamed SCW, wuxuu yiri, Qofka ku ducaysto ducadan – ducooyinkaan wax walbo oo welwel iyo murugo ah oo ku heysto ILLAAHAY SWT, wuu ka furfuraa. اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ،أسألك بكل اسم هو لك سميت به …

Abdul El-Sayed, a doctor from Detroit, could be America’s first Muslim governor

Abdul El-Sayed, a doctor from Detroit, could be America’s first Muslim governor Dr. Abdul El-Sayed believes he’s living the American Dream. Born to two Egyptian immigrants in the Detroit metro area in Michigan, the 32-year-old has done it all. El-Sayed became a doctor, educator and civil servant all before the age of 32. Now, he has set his eyes on …

Somali leader urges help to avert famine

Somalia’s president Mohamed Abdullahi Mohamed is urging the world to help avert a massive famine saying almost half the population is facing acute food shortages and 15 percent are facing famine now. Mohamed told the U.N. Security Council by videolink from Mogadishu Thursday that Somalis are resilient and would be the last to ask for help but drought has spawned …

10 killed in clashes between Somali army and al-Shabaab

At least 10 people were killed and several others injured in fierce fighting between Somali government forces and al-Shabaab militants early Thursday morning, police and military officials said. Mohamed Ali, a police captain in the town of Barawa in Somalia’s southern Lower Shabelle region, told Anadolu agency over the phone that the fighting began after al-Shabaab fighters attacked a Somali …

“Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Recovering the Somali State. by: Dr. Abdurahman Baadiyow

March 23, 2017. Buuggan cinwankiisu yahay “Dibudhiska Dawladda Soomaaliyeed: Kaalinta ay yeelanayaan Islaamka, Islaamiyiinta iyo Caddaaladda Xilliga Kalaguurku”, waa iskuday lagu falanqaynayo “SIDEE DAWLADDA SOOMAALIYEED DIB LOOGU DHISAA?” Waxaa la daabacay 2016. Waxaa buuggan qoray Dr Cabduraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow, oo ah aqoonyahan, siyaasi iyo xubin firfircoon ee Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya. Buuggani wuxuu tusaale u yahay Dr Baadiyow-ga aqoonyahanka …

Daawo Madaxweyne Farmaajo oo qaab heer sare ah oo aan horay loo arag loogu soo dhaweeyey Madaxtooyada Kenya.

March 23, 2017| Daawo Madaxweyne Farmaajo oo qaab heer sare ah oo aan horay loo arag loogu soo dhoweeyey Madaxtooyada Kenya. Madaxtooyadda Kenya waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Soo dhaweeynta Madaxweyne Farmaajo waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata iyo ku xigeenkiisa. Ciidamada Bambeyda dalka Kenya ayaa graacay muusikada Astaanta u ah …

Sadex arimood oo suuragal ka dhigaya in la ansixiyo wasiirada cusub ee uu magacaabay RW Khayre.

March 23, 2017. Sadex arimood oo suuragal ka dhigaya in la ansixiyo wasiirada cususb ee uu magacaabay RW Khayre.   1- Xildhibaanada ka midka ah golaha wasiirada: Waxaa la sheegay in wasiirada cusub ay Bqolkiiba 60 yihiin Xildhibaano: Arintaa ayaa la qiyaasayaa inay wasiirada cusub u fududeyn doonto inay codka kalsoonida ka helaan baarlamaanka. Hadii 40 wasiir uu midkiiba labo xildhibaan …

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya

March 22, 2017. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya oo uu booqasho rasmi ah ku joogi doono muddo sadex maalmood ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda dalka Kenya kala hadli doonaa xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa. Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doonaa shirka Midowga Afrika …