Muslim countries must focus on national development, says Dr M in KL Summit keynote address

December 19 , 2019| Arlaadi Online Muslim countries must focus on development to become strong and defend its ummah, says Tun Dr Mahathir Mohamad. In his keynote address at the Kuala Lumpur Summit 2019 on Thursday, the Prime Minister said it was important for Muslim countries to grow until they become developed nations. Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Doorashada Soomaaliya ee 2021-ka oo u dhaxeeysa Rajo iyo Xaqiiq. (2021 Election in Somalia between Hope and Reality). By Ahmed Arlaadi

December 16 , 2019| Arlaadi Online Soomaaliya oo la wada sugaayo halka aya taarikhda ka geli doonto doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo sanadka 2021. Inta badan dalalka ka soo kabanaya dagaalada ee raba inay dib u dhisaan dowlad-nimadi uga burburtay dagaaladii sookeeye ee dhexmaray ayaa marka ay doorasho ka dhacdo dalalkooda waxay kala qaataan laba wado oo kala …

XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED, wuxuu taageeraya baaqa kasoo baxay Dr. Faysal Roble ee ah in dalka loo dhiso Xukuumad Transitional ah marka uu dhamaado mandate-ka ama waqtiga dowladda Farmaajo + XISBIGA UMMADDA oo mar kale ku baaqay inaan Waqti Kororsi (EXTENSION) loo sameeyn dowladda fashilantay ee Farmaajo.

December 8 , 2019| Arlaadi Online Dr.Faysal Roble : – Farmajo’s Scheme, Fleecing Somalia Twice is not Acceptible XIGASHO: PUNTLANDI Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides    

Sodon sano kaddib SOOMAALIYA halkee ayay u socotaa? + HEESTA DOWLADNIMO, DALKEENU MARKUU BURBURAY MAXAAN DOWLADNIMOOY KU TABEY.  HOBOLDA WABERI. By Cali Jamac Jiraac

December 5 , 2019| Arlaadi Online Sodonkii sano ee dhibka & rafaadka lagu jirey wuu dhamaanayaa bil ka dib ee Somaaliyeey maxaa noo dan ah. (Disembar 1990 – Disembar 2019). Dagaal sokeeye, Hogaamiye kooxeedyo, Maxaakiimtii islaamigga, Dowladahii kumeel gaarka & Dhalashadii nidaamka dowliga ah ee federalka. Sida aan lawada socono September 2012 waxaa la doortay madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud wuxuu raiisal …