PART 2| WAA MAXAY XOOGGAGA SADDEXAAD? MAXAASE AY SOOMAALIYA UGU BAAHAN TAHAY ALTERNATIVE AAN AHAYN NABAD & NOLOL IYO MADASHA? For immediate release.

March 25, 2020| Arlaadi Online

Image result for alternatives

Image result for sheekh shariif xasan sheekh iyo farmaajo

Qeybaha dambe oo aan si kooban uga hadli doono sida ay Saddexda Madaxweyne sidoo kale ugu FASHILMEEN AMNINGA, CADDAALADA, DOWLAD WANAAGA IYO MIDNIMADA DADKA IYO DALKA SOOMAALIYEED.

Sidaas darteed xalku waa in la helaa Reformist leaders am Alternative aan ahayn Saddexdii Madaxweyne ee isaga dambeeyay talada Dalka iyo labada kooxood ee ay kala hoggaamiyaan ee kala ah NABAD & NOLOL IYO MADASHA. 

HALKAAS AYAA WAXAA KA DHASAHY ARRAGTIDA AH XOOGGAGA SADDEXAAD OO AH FIKIR KU SALEEYSAN IN LA HELO  “New Faces For New Somalia”. 

ARRAGTIDEENU WAA MID KU DHISAN FIKIR AH IN LA HELO ISBEDDEL CUSUB OO AYSAN QEYB KA AHAYN MADAXDII HORE.

Waxaan taageersanahay fikirkaas guud ee ma taageersanin siyaasi ama MURASHAX gaar ah, balse waxaan rabnaa ina la TAYEEYO, AY WADA SHAQEEYAAN, la isku xiro oo la xoojiyo MURASHAXIINTA kale ee aan ahayn Saddexda Madaxweyne si hal meel looga soo wada jeesto LBADAAS KOOXOOD ee raba inay dalka ku haystaan monopoly-ga.

Qorshaha dhaw ee XOOGGAGA SADDEXAAD:

Waa in la helo hoggaamiyayal noqon kara Reformist leaders XAAFADII ay doonaanba ha ka tirsanaadan wixiii aan ka ahayn Saddexda Madaxweyne.

Qorshaha xiga ee XOOGGAGA SADDEXAAD:

Waa in ay Cadaalad helaan dhammaan XAAFADAHA SOOMAALIYEED OO DHAN, lana helo Mustaqbalka dhaw ama DOORASHOOYINKA dambe ee soo socda MADAXWEYNE AMA RA”IISUL WASAARE SOOMAALIYEED oo ka yimaada XAAFADAHA KALE EE SOOMAALIYEED.

La soco qeybta labaad ee FASHILKA SADDEXDA MADAXWEYNE.

Haddii aad fikirkaas nala qabto waxaan kugu casumaynaa inaad qeyb ka noqoto Whatsapp-ka group-ka XOOGGAGA SADDEXAAD. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa Whatsapp Numbarada kala ah 613-600-6525 iyo 612-242-1513

Mahadsanidiin.

Ahmed Nuur Arlaadi

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *