Qaaligi Maxkamada iyo Maxbuuski xukunka dhameystay weydiinti iyo warcelinti celinti dhex martay.

Qaaligi Maxkamada iyo Maxbuuski xukunka dhameystay weydiinti iyo warcelinti celinti dhex martay.

Isniin Luulyo 31, 2017| Arlaadi Online 

Qaaliga: Maadaama aad xabsi 10 sanno kusoo dhameysatay tuuganimo darteed , hadaba maxaa kuu qorshe ah si aad ugu noolaato nolol akhayaareed maanta marki xabsiga laga sii daayo.

Maxbuuski: Waxaan rajeynaa in aan SIYAASI noqdo sababtuna waxa ay tahay in TUUGANIMADU tahay wax SHARCI ah dhanka SIYAASADA !!!.

Akhriste sideed u Aragta jawaabta Maxbuuska? Ma ku raacsan tahay mise ra’yi ka duwan ayaad qabtaa?

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *