Qaramada Midoobay oo ka Walaacsan Xaaladda Qudus
Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online
Masaajidka Qudus waa mid kamid ah Masaajidada ugu weyn Caalamka, waana masaajidka sadexaad ee ugu muqadsaysan Islaamka, waa qibladii koowaad ee muslimiinta, waana gobtii laga dheelmiyey nabiga xabiibka Muxamed (scw) habeenkii Israa’ walmicraaj. Masaajidkuna wuxuu ku yaala xaafada qadiimiga ah ee Magaalada Qudus.
Halkan ka akhriso taariikhda Masaajidka Qudus: Wax ka baro masaajidka Qudus, Macluumaad Cajiiba oo ku saabsan Masaajidka Qudus?
https://youtu.be/giZYLIrok-Y