Qisada Astaanta Dameerka Iyo Maroodiga ee Xisbiyada Maraykanka| Haddii Dameerka la isku caayo Soomaaliya, ha la ogaado in dalal badan oo caalamka ah ay ku faanaan

Arlaadi Online - Post | Facebook
SEPTEMBER 14, 2020| ARLAADI ONLINE

The US has two main political parties – the Republicans and the Democrats.

Every president since 1853 has belonged to one of these two political parties.

Elephant and donkey

They both have different ideas about how the country should be run, and they also have different animals that represent them.

The Republican party is represented by an elephant and the Democratic party is recognised by the symbol of a donkey.

But why is this?

Democratic donkey and Republican elephant

A donkey has come to be a symbol of the Democratic party, while an elephant represents the Republicans

The Democratic donkey represents hard work, diligence, humbleness and a dedication to the USA. The Republicans however, strongly disagree and consider the donkey a symbol of stubbornness.

On the other hand, the Republican elephant represents intelligence, dignity and is considered as the symbol of strength (as it is seen as the only animal that stood up to a lion). In contrast to this, the Democrats see the elephant as comparable to a circus animal.

Qofkii ugu horreeyay ee dameer astaan ka dhigta oo ku faana wuxuu ahaa khalifkii ugu dambeeyay ee dowladii Umawiyiinta (ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻷﻣﻮﻳﺔ); Marwaan Ibnu Maxamed oo lagu naaneeysi jray (Marwaan Dameer). 

Wuxuu ahaa boqorkii ugu danbeyay boqorada umawiyiinta, waxa uu dhashay sanadkii 70 ee hijriga waxa uu xukunka hayay 126_132 hijriyada. Intii aanu xukunka qaban waxa uu waali ka ahaan jiray gobolka armiiniya iyo adarbiijan, waxa uu ahaa nin geesiya oo dagalyahana, markii uu xukunka qabtay waxa uu ka takhalusay dhibaatadii siyaasadeed ee xiligaas dawladiisa haysatay, wuxuu dhidibada u taagay dawlad xoog badan laakiin dagaalkii  caanka ahaa ee dhexmaray isaga iyo caabsiyiinta ee la oran jiray alsaab ayaa lagu jabshay isaga iyo ciidamadiisa, halkaas ayayna ku dhacday dawladii xooga badnayd ee umawiyinta. Kaddib waa uu cararay waxa uuna galay magalada abuu sayr ee masar ku taala laakiin waa looga daba tagay waana la dilay. waxa la sheega  xiligaas in cabasiyiintu ay laayeen magaca umawi wax sheegta, waxa lasoo arooriya in ay wabiga ramla ku layeen cabasiyiintu 90 kun oo reer banii umaya ah .

TIXRAAC:

والنهاية بداية ،

تاريخ الخلفاء ،

الدولة الاموية سير الاعلام النبلاء

W/D. Ahmed Arlaadi

ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *