Qiyamku (values) waa laba nooc: Dr. Abdurahman Noor “Sulub”

Qiyamku (values) waa laba nooc: Dr. Abdurahman Noor “Sulub”

Sabti August 05, 2017| Arlaadi Online 

Image result for Qiyamku (values) waa laba nooc: Dr. Abdurahman Noor “Sulub”

Qiyamku (values) waa laba nooc: kuwa la caddeeyo oo shaaca laga qaado (declared values) iyo kuwa ficilka lagu muujiyo (demonstrated values). Kuwa lagu dhawaaqo dadkaa ka hadla oo ka sheekeeya. Kuwa la muujiyana dakaa arka hawl socota. Hoggaamiyaha sare wuxuu is waafajiyaa qiyamka lagu dhawaaqo iyo kuwa lagu dhaqaaqo oo waxa toosan ayuu sameeyaa isaga oon dadku ujeedin.

There are two sets of values, the declared values and the demonstrated values. The declared values are the things that the people talk about and the demonstrated values are those that people see in action. So the good leader tries to match up the declared values with the demonstrated values to do the right thing without people watching him.

Dr. Abdurahman Noor “Sulub” in the 56 Laws of Leadership.

Waxaad duruusta la xiriirta leadership-ka kala socon kartaa: Dr Sulub facebook

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *