SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY. Maxamed Xaaji Ingiriis

SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY. Maxamed Xaaji Ingiriis

Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online 

Aqoonyahan Ingiriis ayaa ka warbixiyay Saameeynta ay waxbarashadu ku leedahay qofka iyo guud ahaan mujtamaca ama bulshada, wuxuu sidoo kale si qoto dheer uga hadlay taariikhda waxbarasho ee Soomaaliya iyo maraaxilkii ay soo martay.

Dhinaca kale Mudane Ingriis ayaa ka jawaabay su’aal ku saabsan xisbiyada Soomaaliya ka dhismi doona mustaqbalka iyo doorka ama saameeynta uu shisheeyuhu ku yeelan doono fikir ahaan.

Halkan ka daawo wareysi xiiso gaar ah leh oo Madasha HANOOLAATO ay la yesheen Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingriis. 

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *