Sarkaal sare oo ka socda Madaxweynaha Puntland oo ku sugan Madaxtooyadda Somaliland

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Sarkaal sare oo ka socda Madaxweynaha Puntland oo ku sugan Madaxtooyadda Somaliland

August 29, 2019| Arlaadi Online

Image may contain: 1 person, outdoor

Xog Rasmiya La-taliyaha Amniga Madaxweynaha Puntland Maxamed Faroole ayaa maalinkii Saddexaad waxaa uu ku sugan yahay Madaxtooyadda Somaliland.

Dhacdadaan inta la ogyahay shaqsi xil ka haya Puntland waa kii ugu Horreeyay ee booqda Somaliland, waxaana la leeyahay waxaa uu halkaas ka wadaa shaqo uu u diray Madaxweyne Deni.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *