Sheekh Musdhafa oo Imaamka ahaa masaajidka Carabta 60 sano- Xoogg lagu faaneyo Dhulkiisa

Sheekh Musdhafa oo Imaam ka ahaa masaajidka Carabta ee Magaalada Baydhabo 60 sano oo loo Awood sheegtay 

Isniin August 21, 2017| Arlaadi Online 

60 Sano Ayuu Imaam Ka Ahaa Masaajidka Carabta Ee Magaladda Baydhabo Waxa Nasiib Daro Ah In Maanta Isla Magaaladdi Uu 60 sano Ku Noolaa Dhuulkiisa lagu Boobo .

Mamul Daacad Ah oo Maanta Sheekhaan Xaqiisa u Dhiciinaayo Majiro Reer Baydhabo Ilaah Ka Cabsadda oo Sheekhaan Halo Gurmaddo. 

Walal Share Gareeya si Umadda Muslimka kale Ay U Arkaan Ilaahow Ka Qabo Tuugadda Sheekha Boobtay.

Sheekh Musdhafa oo Imaamka ahaa masaajidka Carabta 60 sano- Xoogg lagu faaneyo Dhulkiisa Ila Daawo Murugan saxibayaal

Posted by Feisal Dhayow on Monday, August 21, 2017

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *