SHEEKO KHIYAALI AH BALSE KA HADLAYSA WAAQICA DALKA KA JIRA OO DHEXMARTAY FARMAAJO IYO KHAYRE

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

SHEEKO KHIYAALI AH BALSE KA HADLAYSA WAAQICA DALKA KA JIRA OO DHEXMARTAY FARMAAJO IYO KHAYRE

July 21, 2019| Arlaadi Online

Related image

Farmaajo.

DALKA: WAXAA LEH NABAD IYO NOLOL.

XILALKA: WAXAA LEH JAAHILIINTA IYO NACAMLAYAASHA

KHAYRAADKA: WAXAA LEH FARMAAJO, FAHAD IYO KHAYRE

XABSI: WAXAA LEH SIYAASIYIINTA XANAAQSAN (MUCAARAD) IYO SAXAAFADA XORTA AH.

XAQIRAAD: WAXAA LEH WAXGARADKA IYO AQOONYAHANKA SOOMAALIYEED

FAQRI: WAXAA LEH SHACABKA SOOMAALIYEED.

DAGAAL: WAXAA LEH MAAMULADA DALKA KA DHISAN ILAA AY GACANTEENA SOO GALAAN.

DOORASHADA 2021: WAXAA LEH ANNIGA OO AH FARMAAJO

FARMAJO OO YIRI KHAYROOW SIDEE U ARAGTAA QORSHAHAAS.

Image result for khayre

KHAYRE.

MADAXWEYNE LABA ARRIMOOD AYAA GACAN IIGA TAAGAN TAHAY INTA KALE WAA OK.

  • DALKA: WAXAA NALA LEH SHIRKADAHA OO AY U HOREEYSO shirkada SOMA OIL & GAS.

  • DOORASHADA 2021: WAXAA LEH ANNIGA OO AH KHAYRE, MAXAA YEELAY MA AAMINSANI WAX LA YIRAAHDO NABAD IYO NOLOL OO WAXAY AHAYD KALIYA MASHRUUC KU MEEL GAAR AH, HADANA WAQTIGIISII WAA GABAABSI, EE WAA INOO DOORASHADA SOO SOCOTA EE 2021-KA.

FARMAAJO OO YIRI WAA YAAB, FAHAD MA KULA QABAA FIKIRKAAS.

KHAYRE, NO COMMENT, SHIRKA WAA NOO XIRAN YAHAY MADAXWEYNE.

W/D. Ahmed Nuur Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *