Somalia 1-0 Zimbabwe . Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda Ahmed Nuur Arlaadi oo u hambalyeey Xulka Qaranka Soomaaliya + Daawo ciyaarta ay ku guulaysteen Xulka Soomaaliya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

🇸🇴 Somalia 1-0 Zimbabwe 🇿🇼. Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda Ahmed Nuur Arlaadi oo u hambalyeey Xulka Qaranka Soomaaliya + Daawo ciyaarta ay ku guulaysteen Xulka Soomaaliya

September 6, 2019| Arlaadi Online

Image result for peoples partyImage result for somali flag

“Hambalyo Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka guulaystay xulka dalka Zimbabwe. Guusha aad gaarteen waa guul weyn oo usoo wada hoyatay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. GUULAYSTA.” Ahmed Nuur Arlaadi. Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Waa markii ugu horeysay oo xulkeena Soomaaliya guuleysto isreebreebka koobka aduunka Taariikhda. 12 jeer ayuu ciyaaray 8 guuldaro ah, 3 barbardhac iyo 1 guul ah. Waa Guul taariikhi ah.

Image may contain: 11 people, people standing and outdoor

Ahmed Nuur Arlaadi

Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *