Taariikh| Madaxtooyada Baydhabo SHALAY Cabdulaahi Yusuf, MAANTANA Saciid Deni + Ninkii yiraahdo Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf AUN ma tukan jirin RUN MA SHEEGIN oo sawirkaan ayaa daliil u ah 

Arlaadi Online - Post | Facebook

SEPTEMBER 26, 2020| ARLAADI ONLINE

2006 Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf AUN oo deganaa Madaxtooyada Baydhabo

Image may contain: 2 people, people sitting

Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf AUN oo ku ducaysanaya Saligii uu salaada ku tukaday.

2020 Madaxtooyada Baydhabo, waxaa markaan ku sugan Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni

ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *