Taliska Booliska Koonfur Galbed oo Amar ku soo Rogay Ganacsatada gobolka

March 24, 2017| Taliska Boliska Koonfur Galbed oo Amar ku soo Rogay Ganacstada

Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfurgalbed Gaashaanle Sare Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay ganacsatada ku amrayaan inay iska diwaan galiyaan Wasaarada Maaliyada ayna sameystaan shatiga ganacsiga. Colenel Mahad ayaa sidoo kale sheegay oo ku dhiira galiyay ganacsatada inay bixiyaan cansuuraha, Booliskuna ay bilaabi doonaan inay hubiyaan dhaqan galka Amarkaan iyada oo ciddii aan u hoggaansamin oo ka dhaga adeygta la soo qaban doono.

https://youtu.be/7UytSNP3oyY

Arlaadi Online. Education news,  opinion and guides.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *