Toos u Daawo Sanadguuradii 60-aad ee BBC Soomaali oo Hargaysa lagu qabtay 

Toos u Daawo Sanadguuradii 60-aad ee BBC Soomaali oo Hargaysa lagu qabtay 

Talaado July 18, 2017| Arlaadi Online 

Markii ugu horeysay laanta Af Soomaaliga ee BBC ayaa hawada soo gashay maanta oo kale siddeed iyo tobankii bisha Luulyo sannadkii 1957- waxaana barnaamijkii ugu horeeyay kasoo tabiyay daartii Bush house ee London allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Ducaale.

Image result for BBC Somali oo maanta ladan jira satay

Image result for BBC Somali oo maanta ladan jira satay

https://youtu.be/uBXO6NgPJXc

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *