Video| DR. ABDINUR SH. MOHAMED OO KA HADLAY SABABTA MUSHARAXNIMADIISA

Arlaadi Online - Post | Facebook

November 9, 2020| ARLAADI ONLINE

MIDQARAN – Midqaran Party

Guddoomiyaha Xisbiga Midawga Qaranka Soomaaliyeed (Midqaran) Dr. Abdinur Sheekh Mohamed oo ka hadlay sababta Murashaxnimadiisa iyo qorshaha Xisbiga Midqaran. Mudane Abdinur ayaa sheegay in isaga iyo dadka la midka ah ee waxbarasho lacag la’aan ah wax kusoo bartay oo weliba lacag loogu dari jiray dayn lagu leeyahay.

Dhinaca kale Dr. Abdinur ayaa sheegay in uusan jirin dal gaar ah oo wata, uuna yahay Nin xor u ah barnaamijkiisa iyo arragtidiisa. Arrimaha kale ee uu ka hadlay Guddoomiye Abdinur waxaa ka mid ah Federal-ismka, Dhismaha Ciidan Qaran, in laga maarmo AMISOM, Nabada, Horumarinta Dhaqaalaha, Beeraha, Kaluumaysiga, Shaqo abuurka iyo sida loogu baahan yahay in laga gudbo 4.5 iyo wada shaqeeynta DF iyo Maamul goboleedyada. Link-a kor ka daawo khudbada Dr. Abdinur oo dhammeeystiran. 

Video: SONNA PRODUCTION

Faalada: Arlaadi

ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *