Video| Madaxweyne Laftagareen oo Xildhibaanada iyo Senators-ka Koonfur galbeed ka hor yiri ” Waligeey Qof bani’aadam ah ma Dulmin, Qofkii i dulmiyana waan iska Cafiyaa oo Dhaqan ayaan u leeyahay”. Mudane Laftagareen ayaa sidoo kale sheegay in uu yahay Nin Samaad had iyo jeer u taagan ka shaqeeynta Wanaaga.

Arlaadi Online - Post | Facebook

SEPTEMBER 21, 2020| ARLAADI ONLINE
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan qado sharaf iyo kala warqaadasho usameyey Xildhibaanada labada aqal ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.

Image may contain: 1 person, standing and suit

Madaxweyne Cabdicasis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Guddoomiyhii hore ee Baarlamaanka JFS Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)

Image may contain: 5 people, people sitting

Madaxweyne Cabdicasis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Guddomiyha Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Sheekh Mursal

Image may contain: 6 people, people sitting, table, suit and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

ARLAADI ONLINE. EDUCATION NEWS, OPINION AND GUIDES

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *